Maxaa ka dhalan kara Siyaasadeynta Amniga Muqdisho iyo Wasiireynta Xildhibaanada ?

Kalfadhiga 5 aad ee Barlamaanka Federaalka oo furmay laba Asbuuc ka hor ayaa ku guul dareystay in uu waajibaadkiisa u guto si caadi ah kadib markii uu ka fashilmay 3 kulan oo ku dhamaaday Buuq iyo Kooram la’aan, lamana oga xilliga ay dib u kulmayaan! Isaga oo haysta waqti yar oo ah inta ka dhiman … Continue reading Maxaa ka dhalan kara Siyaasadeynta Amniga Muqdisho iyo Wasiireynta Xildhibaanada ?